Alshabaab Oo Soo Bandhigtay Ciidamo Ku Dagaalamaya Fardo (DAAWO SAWIRO)
Inkastoo Al-Shabaab laga saaray deegaano badan oo dalka ah, hadana Saraakiisha Shabaab ayaa sheegay in ay ka go’an tahay in ay dagaaladda sii wadaan.
Magaaladda Ceel-Buur ee gobolka Galgaduud ayay Shabaab kusoo bandhigeen Fardo ay ku sheegeen in ay ku dagaalgalayaan.
Xasan Yacquub Cali oo ah Hogaamiyaha Shabaab ee goobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay dagaalami doonaan ciidamada fardooleyda.







