Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo loo magaacabay raisul wasaaraha dowlada somalia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw waxaa uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya .

Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa isagu waxaa loo magacaabay in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha Dalka Soomaaliya kaasi oo si rasmi galabta loogu dhawaaqay in uu noqdo ra’iisul wasaaraha Dalka Soomaaliya ee Mudada Afarta Sano ah ee Soo aadan.

Madaxweynaha ayaa dhawaanahanba waxaa laga sugayay in uu soo magacaabo Ra’iisul Wasaaraha Dalka Soomaaliya si uu isna u soo magaabo Xukuumad uu yaasho Dalka


FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM

COMMENT NOO REEB MAHADSANID

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

ADS

NAGU SOO BIIR LIKE KU DHUFO