Mareergur.com

Taliyaasha Booliiska iyo Nabad Sugida ee cusub oo maanta la dhaariyay
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dhaariyay saraakiisha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed iyo kan Nabadsugida oo khamiistii aan soo dhaafnay golaha wasiirada Soomaaliya ay meel mariyeen.

Xaflada lagu dhaarinayay Taliyaasha Booliiska iyo Nabadsugida ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Saraakiil kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Guddoomiyaha maxkamada sare ee dalka Ceydiid Ilkaxanaf ayaa dhaariyay saraakiisha cusub kuwaasi oo ku dhaartay inay dalkooda iyo dadkooda wax uqabanayaan si daacad ahna ugu shaqeynayaan.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dhaarinta isaga oo ku dheeraaday dar-daaran ujeedinta saraakiisha cusub ee hogaanada looga dhigay Booliiska iyo Nabadsugida Soomaaliya.

Wuxuu kula dar-daarmay saraakiisha cusub inay si qaran ugutaan waajibaadka la saaray ayna la yimaadaan isbedel wanaagsan oo ku aadan hanaanka ciidanka masuulka looga dhigay iyo sugidda amniga Muqdisho.

Hogaamiyaha Al-Shabaab: Shirka London waa mid Shirqool ah
Hogaamiyaha ugu Sareeya Al-Shabaab ayaa fariin cod ah uu soo diray wuxuu kaga hadlay arimo badan oo ay ka midyihiin shirka London, xaalada wadanka, Dastuurka, maalgashiga iyo waliba weerarkii Al-Shabaab ay ka geesteen magaalada Muqdisho 14-bishii aan ka soo gudbnay ee April.

Axmed Godane oo Al-Shabaabku ugu yeeraan Sheekh Muqtaar Sheekh C/rixmaan “Abuu Subayr” ayaa ugu horayn wuxuu soo hadal qaaday shirka London, wuxuuna ku tilmaamay shirkaasi inuu yahay mid shirqool ah.

Wuxuu sheegay in shirkaan uu yahay mid lagu doonay in lagu soo gaba gabeeyo dabino badan oo loo dhigay dadka Soomaaliyeed sida uu sheegay Abuu Subayr hogaamiyaha ugu sareeya Al-Shabaab.

Abuu Subayr ayaa sidoo kale wuxuu ka hadlay Dastuurka wuxuuna sheegay in la doonayo in lagu dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed xukun iyo maamul aanan ku salaysnayn diinta islaamka.

Wuxuu ku tilmaamay Dastuurka Soomaaliya inuu yahay mid lagu raali galinayo dad shisheeye ah oo aanan Islaam ahayn.

Dowlada Soomaaliya ayuu sidoo kale Hogaamiyaha Al-Shabaab ku eedeeyay in ay gacanta ka saartay dowlado Ajnabi ah, wuxuuna si gaar ah Afka ugu dhuftay dowladaha Kenya iyo Ethiopia.

Wuxuu soo hadal qaaday  khayraadka wadanka iyo hay’adaha haatan maalgashi ku samaysanaya Soomaaliya, wuxuuna sheegay in haatan loo soo jeestay in la booboo Khayraadka Soomaaliya.

Ugu danbayntii wuxuu ka hadlay weerarkii 14-April Al-Shabaab ay ka geesteen xarunta maxkamada gobalka Banaadir ee magaalada, wuxuuna sheegay in weerarkaasi uu ahaa mid qorsheesan oo guul laga gaaray.

Falanqeynta Kulamada Xiisaha Leh Ee Maanta Iyo Caawa La Ciyaarayo Horyaalka Premier League.
LINE-UPKA MACQUULKA AH:

QPR

Green

Fabio, Onuoha, Hill, Traore

Jenas, M’bia, Granero

Remy, Zamora, Townsend

ARSENAL

Szczesny

Sagna, Mertesacker, Koscielny, Monreal

Ramsey, Arteta, Rosicky

Walcott, Podolski, Cazorla

Kulankaan ay caawa ku kulmayaan kooxaha reer London waxa uu micno weyn ugu fadhiyaa Arsenal kuwaasoo u dagaalamaya inay xaqiijistaan booskooda Champions League ee xilli ciyaareedka soo socda, Gunners waxa ay haatan ku jirtaa kaalinta 4aad iyagoo leh 64 dhibcood, waxaana ay hal kulan ka sii hor ciyaareen Chelsea oo 3aad ku jirta oo leh 65 dhibcood iyo Tottenham oo kaalin shanaad ku jirta oo leh 62 dhibcood.

Guul ay caawa gaarto Gunners waxa ay booska seddexaad kala bixi doonaan Chelsea kuwaasoo berrito wajihi doona Man United, QPR iyada wax ay u ciyaareysa kaliya sharaf inay ilaashato, madaama ay xaqiijisteen inay u dhaceen horyaalka heerka labaad oo ay ka ciyaari doonaan xilli ciyaareedka soo socda.

Kulanka: QPR v Arsenal

Garoonka: Loftus Road

Waqtiga 7:30 pm SGA (Saacada Geeska Afrika)

QPR ayaa dib ugu soo yeeran karta daafaca Chris Samba kaasoo laga soo tagay kulankii axadii hore barbaro goolal la’aan ah la galeen Reading taasoo xaqiijisay inay u dhaceen horyaalka heerka labaad.

Ciyaaryahanka amaahda uga soo maqan Tottenham Andros Townsend ayaa laga yaabaa inuu isna ka soo laabto dhaawac muruqa ah oo uu la xanuunsanaa.

Arsenal wax dhaawac cusub ah ma qabto, laakiin Olivier Giroud ayaa maraya ganaaxiisii labaad ee seddex kulan oo la ganaaxay.

Lukasz Fabianski ayaa weli dhaawac feeraha ah la maqan, halka Abou Diaby isna uu dhaawac muddo dheer oo jilibka ah uu la maqan yahay.

LINE-UPKA MACQUULKA AH:

TOTTENHAM

Lloris

Walker, Dawson, Vertonghen, Assou-Ekotto

Dembele, Parker

Lennon, Holtby, Bale

Defoe

SOUTHAMPTON

Boruc

Clyne, Yoshida, Hooiveld, Shaw

Davis, Schneiderlin, Cork

Lallana, Lambert, Rodriguez

Ka hor inta aysan Arsenal ciyaarin waxaa ciyaari doonta maanta Tottenham oo martigelin doonta Southampton, waxaana guul ay ka gaaraan Southampton ay u saamixi doontaa inay kaalinta 4aad kala baxaan Gunners ugu yaraan ilaa iyo inta ay Arsenal ciyaareysa saacado ka dib kulankooda.

Kulanka: Tottenham v Southampton

Garoonka: White Hart Lane

Waqtiga: 5pm SGA

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Tottenham Mousa Dembele ayaa rajeynaya inuu taam noqdo inkastoo lagu qasbay inuu dhaawac muruqa ah uga baxo kulankii Wigan ee isbuucii hore.

Tababare Andre Villas-Boas ayaa heysta Emmanuel Adebayor iyo Jake Livermore  kuwaasoo dhaawacyo ka soo bogsaday.

Southampton waxaa ka maqan Gaston Ramirez iyo Danny Fox kuwaasoo labadoodaba ay u bilaabaneysa ganaax seddex kulan ah ka dib markii ay casaan qaateen kulankii West Brom.

Luke Shaw ayaa laga yaabaa inuu ku soo laabto kooxda ka dib markii uu ka soo kacay dhaawac canqowga ah.

LINE-UPKA MACQUULKA AH:

SWANSEA CITY

Vorm

Rangel, Chico, Williams, Taylor

Ki, Britton

Routledge, De Guzman, Hernandez

Michu

MANCHESTER CITY

Hart

Zabaleta, Kompany, Nastasic, Clichy

Yaya Toure, Barry

Silva, Tevez, Milner

Aguero

Swansea ayaa dooneysa inay soo gabagabeyso kulanka maanta ee ay la leeyihiin City lix kulan oo aysan wax guul ah gaarin, halka Manchester City ay iyagana doonayaan inay ku dhameystaan xilli ciyaareedka si niyadsan oo ay xaqiijistaan booskooda kaalinta labaad ee kala sareynta horyaalka.

Kulanka: Swansea City v Manchester City

Garoonka: Liberty Stadium

Waqtiga: 5pm SGA

Goolhayaha Manchester City Joe Hart ayaa taam u ah inuu ciyaaro kulanka maanta ka dib markii uu ka soo kabsaday dhaawac ka soo gaaray kulankii West Ham ee isbuucii hore.

Tababare Roberto Mancini ayaan qabin wax dhaawac cusub ah oo uu ka walwalo, ama ciyaaryahano ganaax kaga maqan.

Daafaca dhexe ee Swansea Chico Flores ayaa nabar uu ka soo gaaray garabka tababarkii isbuucaan, waxaana uu wajihi doonaa baaritaan caafimaad xilli danbe maanta.

Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara Roland Lamah ayaa isna seegi doona kulankaan madaama uu qabo dhaawac jilibka ah.

Kulamada kale ee la ciyaarayo maanta Premier League:

Fulham

Reading

Norwich C.

Aston Villa

Swansea C.

Manchester C.

Tottenham H.

Southampton

West Bromwich A.

Wigan Athletic

West Ham U.

Newcastle U.

Queens Park R.

Arsenal

Dagaallo Ka kala dhacay Sh/Hoose iyo Bakool
Dagaallo Khasaaro Geystay ayaa Xalay waxa ay Ka kala Dheceen Deegaanno ka kala Tirsan Gobolladda Bakool iyo Shabeelaha Hoose.

Wararka Laga Helayo Deegaanka Busleey ee Hoostaga Jiida Janaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Habeenkii Xalay ahaa waxaa Ka dhacay Iska Hor’imaad Kooban oo U dhexeeyay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo Gacanta ku hayay halka uu Isaga Tallaabo Wabiga Shabelle Labadiisa dhinac.

Weerarka ayaa waxa uu Yimid Kadib Markii Al Shabaab ay Isku Dayeen in ay La wareegaan Gacan Ku Heynta Doon ay wateen Ciidamo ka tirsan Kuwa dowladda  waxaana Dagaalkaasi Ku Geeriyooday Inta La Ogyahay illaa iyo Labo Ka mid ahaa Ciidamadii Shabaabka ee Wararka soo qaaday halka dhinaca dowladana uu kaga Geeriyooday 1 Askari sida uu Xaqiijiyay Jeneraal Cabdullaahi Cismaan Cageey oo ah Taliyaha Gaaska Labaad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Jeneraal Cageey ayaa tilmaamay in Labada Nin ee Laga Toogtay AL Shabaab ay Meydadkooda Waranyihiin Jiida Janaale.

Dhinaca Kale Dagaal Socday inkabadan Muddo 4 Saacadood ah Xalay waxa uu ka dhacay Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool.

Dagaalka ayaa Yimid Kadib Markii Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay Weerar ku qaadeen Fariisimo Shabaabku ay Ku Leeyihiin  Gudaha Degmadaasi Tiyeeglow ee Gobolka Bakool.

Ciidamada dowladda Markii ay Gudaha U Galeen Degmadaasi ayaa waxaa La sheegay in AL Shabaab Gebi ahaanba ay Hawada Ka saareen Qadkii Isgaarsiinta.

Lama Oga Khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Dagaalkaasi Balse wararka qaar ayaa Tibaaxaya in Waaberigii Saaka in Ciidamada dowladda Si buuxda ay Gacanta ugu dhigeen Degmadaasi Tiyeeglow ee Gobolka Bakool.

Balanbale oo ay hubka-dhisis ka billaabanayso
Maamulka dagmada Balanbale ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay billaabayaan howlgallo lagu aruurinayo hubka sida sharci-darrada ah loogu gudaha degmada.

Guddoomiyaha dagmada Balanbale ee gobolka Galgaduud Hareeri Xasan Barre ayaa u sheegay  inay hubka sharci-darrada ah ka aruurinayaan degmada, waxaanu sheegay in tallaabadan ay uga gol-leeyihiin xaqiijinta amniga.

Wuxuu sheegay inay jiraan dad reer miyi ah oo gudaha degmada la soo gala hub sharci-darro ah, wuxuuna sheegay in tallaabo laga qaadi doono cid kasta oo ka hor timaada qorsha amniga.

Arrintan ayaa timid kaddib markii xalay uu degmada Balanbale nin hubaysnaa uu qof rayid ah ku dilay, laba qof kalena uu ku dhaawacay rasaas uu ku furay dad meel fadhiyay.

Ciidamada maamulka ayaa howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay ninkii falkaas

Shirkii IGAD oo ay Ka soo Bexeen Qudabo Quseeya Soomaaliya
Shirkaan oo ahaa Mid gaar ah oo ay Codsatay Dowladda Soomaaliya Loogana hadlayay arrimaha Ku saabsan dhisidda Maamul Goboleedyada , dhinacyada Amniga iyo Siyaasadda ayaa waxaa Yeeshay IGAD.

Shirkaan oo ka dhacay Magaalada Adis-Ababa ee dalka Ethiopia ayna Ka qeyb Galeen Wadamada Ku Mideysan Urur Goboleedka IGad waxaa Shir Guddoominayay Ra’isal Wasaaraha dalka Ethiopia waxaana shirkaasi ka qeyb Galay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max’ud iyo Madaxweynayaal kale oo ka tirsan Wadamada IGAD.

Shirkaan waxaa Xooggiiisa diiradda Lagu saaray Qorshaha Maamul U sameynta Gobollada iyo Degmooyinka dalka oo inta badan Dowladaha Xubnaha ka ah Urur Goboleedkaasi ay Ku kala Aragti duwanaayeen ayaa La isku Afgartay in Loo Madax baneeyo  dowladda Soomaaliya in ay Sameysato Maamulladaasi.

Danjiraha Soomaaliya U Fadhiya Dalka Ethiopia Siciid Yuusuf Nuur ayaa sheegay in Shirkaan Lagu Bogaadiyay Ugu Horeyn Horumarka Laga Gaaray dhinacyada Amniga iyo Siyaasadda iyo in Ciidanka AMISOM La Gaarsiiyo Goobaha ay Weli Ku Harsanyihiin Ururka AL Shabaab.

Switzerland: Tarsan oo ka Qeybgalay Shirka St. Gallen Symposium
Kal-fadhigii 43-aad ee St. Gallen Symposium ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada St. Gallen ee dalka Switzerland, waxanaa kulankan kasoo qaybgalay siyaasiin caan ah iyo qubaro magic-weyn ku leh caalamka.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ka mid ahaa dadkii lagu casuumay kulankaas. Wuxuuna ka hadlay mowduuc loogu magic-daray “Courageous Citizenship”.

Duqa Muqdisho, Tarsan ayaa warbixin dheer ka bixiyay xaaladda magaalada Muqdisho iyo dhibaatooyinkii ay soo martay, mudaddii ay colaadu socdeen, isagoo xusay in maanta ay caasimaddu tahay mid nabdoon uuna ka socdo dib u dhis xooggan.

Sidoo kale, waxaa kulankaas ka qaybgalay madaxweynaha Switzerland, Ueli Maurer, ra’iisul wasaare ku-xigeenka Turkiga Ali Babacan, madaxa hay’adda lacagta adduunka (IMF), Christine Lagarde, madaxa sharikadda Zurich Insurance Group, Dr. Josef Ackermann iyo xubno kale oo caalami ah.

Masar oo Ka qeyb Galeysa Shirka London ee loo qabanayo Soomaaliya
Safiirka dowladda Masar u fadhiya Waddanka Ingiriiska Cali Al Xafni oo La hadlayay Warbaahinta dalka Masar ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in dowladda Ingiriiska ay qabaneyso Shir Looga hadlayo arrimaha Soomaaliya kaasi oo uu tilmaamay in ay ka qeyb galeyso dowladda Masar.

Safiirka dowladda Masar u Fadhiya Waddanka Ingiriiska ayaa sheegay in shirka diiraadda Lagu saari doono ka hortagga Xad Gudubyada Haweenka, Taba barrada Ciidamada Ammaanka iyo dib u Heshiisiinta dhinacyada Soomaalida.

Cali Al Xafni Safiirka Masar ee Ingiriiska ayaa sheegay in Shirkaan oo ay shir Guddoominayaan Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’isal Wasaaraha Ingiriiska David Cameron waxaana shirkaasi sidoo kale ka soo qeyb gali doona wadamada deeq Bixiyaasha iyo Bangiga Adduunka oo dhaqaalo loo weydiin doono Soomaaliya sida uu yiri Safiirka Masar ee Ingiriiska.

Safiirka ayaa intaasi sii raaciyay in dowladda Masar ay ka qeyb qaadan doonto shirkaasi islamarkaana Ajandayaasha looga hadlayo Khibradaha Masar kaga aadan ay halkaasi ka faah faahin doonto

Ugu Dambeyn Cali Al Xanfi ayaa sheegay in Masar iyo Shacabka Soomaaliyeed ay yihiin dad isku diin iyo dhaqan ah sida uu hadalka u dhigay islamarkaana Soomaaliya uu yahay wadan ay iskula jiraan wadamada Carabta iyo Kuwa Afrika intaba sidaas daraadeed wax kasta oo kor Loogu qaadayo in Xal loogu Raadiyo ay ka qeyb qaadanayaan.

Golaha Ammaanka oo ku dhawaaqay Howl Gal Cusub oo bedeli doona Xafiiska UNPOS
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shir Loo dhanyahay ugu Codeeyay Hir Gelinta Howl Gal Cusub oo Bedeli doona Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Hadda Soomaaliya Ka shaqeeya.

Howl Galkaan Cusub oo Lagu Magacaabo United Nation Assistance Mission in Soomaaliya oo Loo soo gaabiyo UNSOM ayaa waxaa uu Fadhigiisu Noqon doonaa Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho iyadoo uu shaqo billaabi doono 3 June ee sanadkaan.

Howl Galkaan oo Mudada ugu Horeysa Shaqeyn doona 12 Bilood ayaa Mudada uu shaqeyn doono Howlaha uu qaban doono waxaa Ka mid ah isku dubaridida Taageerada La siinayo dowladda Federaalka Soomaaliya isagoo Sidoo Kale Bixin doona Caawinaad Ku aadan Nabad Gelyada dib u dhiska iyo La shaqeynta Ciidanka Nabad ilaalinta ee Midowga Afrika.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Mon ayaa uga Mahad Celiyay Xafiiska UNPOS Howshii Adkeed ee Mudada 15 Ka sano ah uu Ka soo Hayay Soomaaliya isagoo ku tilmaamay in Xafiiskaasi U Jeedooyinkii Loo aasaasay La Gaaray.

6 March ayey ahayd Markii Golaha Shir Loo dhanyahay uu xayiraadda Hubka uga qaaday Soomaaliya Islamarkaana Loogu Kordhiyay Man date ka Ciidamada AMISOM ee Ka Howl Gala Soomaaliya.

Madaxweynaha oo Addis Ababa uga qeyb galaya shirka IGAD
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, halkaas oo uu uga qeyb gali doono shir-madaxeedka dalalka xubnaha ka ah urur-goboleedka IGAD.

Shir-madaxeedka IGAD wuxuu Sabtida soo socda ka furmayaa magaalada Addis Ababa, waxaana looga hadlayaa xasilloonida gobolka.

Wafdi ay hoggaaminayso wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa horay ugu sugnaa Addis Ababa, waxayna halkaas uga galeysaa shirka wasiirrada arrimaha dibadda IGAD oo Jimcaha berri ah qabsoomaya.