Gabar somaliyeed oo noolasheeda qayb ka mid ah murugo kuso qaadatay
Gabadhani ayaa lagu magacaab aafarxiyo qaasim Da’deedana waa 23 jir aad u yar oo qurux badan guurkeeda ugu horeeyey ayaa waxa uu dhacay sanadkii 2011 bishii June iyadoo hal sanno gudaheeda ku guursatay afar nin oo mid kastaba laga dilayey isagoo xamaalanaya.
farxiyo qaasim Waxay Ku Noo Shahay Wadanka Konfur Afrika Balse Gabadhaan Waa Gabar Dadyar Rabina U Dhiibay Qurux Qiyaas Aan Laheyn Balse Layla Dhibaato Xaga Guurka Ah Ayaa Ku Habsaday.
Ugu Horeentii Wiil Dad yar Ayay Guursatay Oo Dhaqaalo Leh Lakin Muda Sidaas U Weyn Guur Kaas Kuma Siinagaan Ragga Burcad Ah Ayaa Ka Dilay Oo U Dhashay Dalka Koonfur Afrika Dalkaas Ayaa Inta Badan Dilal Loogu Gestaa Dhalinta Somaliyed Oo Shaqeesata.
farxiyo Asaayga Marka Ay Iska Dajisay Ayaa Waxay Is Guursadeen Nin Ganacsade Oo Somali Ah Oo Kula Nool Wadanka Koonfur Afrika Lakiin Nasiib Xumo Bil Marka Ay Is Qabeen Oo Uu Ka Soo Wareegay Guur Kood Ayaa Laga Dilay Ninkeeda Labaad Xili Uu Ku Sii Socday Ganacsigeesa Ayaa Ragg Burcad Ah Rasaas Ooda Ay Ugu Qadeen.
farxiyo Murugo Iyo Ciil Ayey Guda Gashay Nasiib Wanaag Waxay Is Barteen Ninkii Sidaxaad Oo Ay Nasiib U Yeelatay In Ay Is Guursadaan Kaas Oo Ay Isku Nagadeen Ku Dhawaad Labo Bil Laguna Dhex Dilay Dukaanka Uu Gadaayo Asagoo Ku Sugan.
Xiligaas Waxii Ka Danbeeyay afrxiyo Waxay U Soo Guurtay Magalada Cope Town Xaruunta Dalka Koonfur Afrika Halkaas Oo Ay Ku Qaaday Asay Geeda Afaraad Xiliga Ay Dhigtay Asay Geeda Waxay Xiriir Jaceyl Wada Samesteen Wiil Dhalin Yara Ah Oo Ku Nool Magalada Cope Town.
Nasiib Wanaag Wiilkii Waalaga Dilay Waxayna Go’aan Ku Gaartay In Arin Kaas Naxdinta Badan Ee Ku Dhacday Afar Mar In Ay U Sheegto Xafiiska Unhcr Oo Qaxootiga Wax U Qabta Wareesi Ayay Layesheen Xafiiska Qaxootiga Unhcr Waxayna farxiyo U Geesay Cadeemo Odayaasha Ay Is Guursadeen Ee Laga Kala Dilay Muujinaayo.
Layla Xafiiska Wuxuu Siyay Nabad Galiyo Nafteeda Ah ILaalo Qaas Ah Ayey U Sameyeen Muda 20 Maal Mood Ka Dib Waxay U Dhoofisay Hay’ada Qaxootiga Unhcr Wadanka Mareekanka Ayey Dib U Dajin Rasmi Ah Ugu heleen farxiyo Waxay Ku Nooshahay gobolka Ohio Murugadii Ay Soo Martay Niyadeeda Waxay Ku Dadalaysaa Sida Ay Ugu Saari Laheed Oo Ay Isku ILowsiin Laheed Nolol Cusubna Ay Dib U Bilaabi Laheed Dhamaad.


