Haween iibinaya Caanaha Naasahooda (DAAWO SAWIRO)

Qaar ka mid ah Haweenka ku nool wadamda Ingiriiska iyo Mareeykanka ayaa online ku iibinaya caanaha dheerad ka  ee naasaahooda  ka imaanaya si ay lacag ooga sameeyaan inkastoo dhaqaatiirtu ay ka digeen arinkaasi waxayna sheegeeen inay qatar wayn u keeni karto caruuurta loo ibinayo caanahaasi.

Haweenkaan ayaa caanahoda ku iibinaya website-yada ay leeyihin iyo bogaga bulshada sida Facebook.

Qiimaha lakala iibsado caanahan ayaa ah mid kala duwan kuna xiran qofka halka uu ka soo dalbanayo iyo tan markaas canaha iska iibinayso ay ku sugan tahay.

Si kastaba ha ahaatee dhaqaatirta wadanka Jarmalka ayaa si aad ah ooga digay caanahasi waxayna sheegeen in  laga yaabo haweenka iska iibanaya caanaha naasoohoda inay qabaan xanuuno taasna ay keento u gudbiyaa caruurta loo ibinayo caanahaasi.


 

 

Xirsi Axmed Shire

Xafiiska Mareergur.com 

Kuala lumpur Malaysia

 


FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM

COMMENT NOO REEB MAHADSANID

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

ADS

NAGU SOO BIIR LIKE KU DHUFO