Heesaa caan ah oo islaamay (VIDEO)
Gabar u dhalatay wadanka Faranasiiska ah oo aad ugu caan baxday qoob ka cayaarka iyo heesaha , ayaa waxay ka yaabisay Shacabkii daawan jiray ka dib markii ay ka soo dhex muuqatay Telefishanka iyada oo xijaaban , waxayna u sheegtay dadkii daawanayey in ay nabada iyo kalsooni ka heshay Diinta Islaamka oo ay qaadatay.
Gabadhan oo magaceeda la yiraahdo Melanie Georgades oo ku magac dheer Diams, ayaa masraxa heesha laga waayey ilaa 2009,waxaana jirtay xan ahayd halka ay ku maqan tahay iyo waxa qariyey.
FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM
COMMENT NOO REEB MAHADSANID
Fikradaha Akhristayaasha (0)
Comments are closed.


