Layaabka dunida, Tartanka Xaas Xambaarista (DAAWO VIDEO)

aduunyada intaad joogtid maalimba wax ka yaabaya ayaad arkaysa.

hadbaa waxbaa ku cajabiya munaasabadaha la qabto iyo tartamada kala duwan, wadanka Mareeykanka ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad loogu magac daray maalinta xaas xabaarista oo sanadkiba hal mar la qabto.

wa sanad guuradi 13aad ee kaso wareegtay marki la bilabaay tartanka noocan ah.

 

Daawo sawirada iyo video-ga ay idinkaga diyaarisay shabakada Mareergur.com

 

<iframe width=”560″ height=”315″ src=”http://www.youtube.com/embed/sk44NWM9aj0?rel=0″ frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

 

 

 

 

Xirsi Axmed Shire

Xafiiska Mareergur.com

kuala Lumpur, Malaysia


FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM

COMMENT NOO REEB MAHADSANID

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

ADS

NAGU SOO BIIR LIKE KU DHUFO