Nin Somali ah oo loo diiday inuu galo Australia (DAAWO VIDEO)

Saraakiisha waaxda socdaalka ee garoonka diyaaradaha ee magaalada Sydney ee dalkaas Australia ayaa waxaa la sheegay inay dib u celiyeen una diideen inuu galo dalkooda ninkan Soomaaliga ah maadaama ay ninkaas uga shakiyeen inuu ka been sheegaayo arimaha la xiriiro socdaalkiisa

Ninkaan ayaa ugu dambeyn waxaa uu aqbalay go’aankii ay waaxda socdaalku ku kansashay fiisihiisii iyadoona ninkaas dib loogu soo celiyey dalka Mareykanka oo uu ka yimid ka dib markii loo diiday inuu galo dalkaas Australia.


FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM

COMMENT NOO REEB MAHADSANID

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

NAGU SOO BIIR LIKE KU DHUFO