Sheeko xanuun badan gabar somaliyeed oo ka sheekanaysaa dhaqtar ku yiri caruur ma dhalaysid (DAAWO VIDEO)
Fartuun Wali waxa ay ku nooshay dalka Mareykanka gaar ahaan gobolka Minnesota, waxaa ay ka sheekeynaysaa xanuunka ay leedahay hadii dhaqtar ku yiraahdo waxba ma dhalaysid.
Fartuun oo soo martay baaritaano kala duwan dhaqtarkeedana uu ugu danbeyntii u sheegay inaaysan waxba dhalayn, ayaa misana sheekadeeda calool xumo ku abuuraysa
FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM
COMMENT NOO REEB MAHADSANID
Fikradaha Akhristayaasha (0)
Comments are closed.


