Somali ku dhibaataysan dalka Holland (DAAWO VIDEO)
Soomaali qaxooti ah ayaa waxaa la sheegay inay silic iyo saxariir ay ku heysato oo ayna ku dhibaateysan yihiin magaalada Amsterdam ee dalkaas Holland ka dib markii Soomaalidaas dibada la soo dhigey oo loo sheegay inaan la siineynin wax sharci ah oo ayna ku noqdaan dalkooda taas oo keentay inay Soomaalidaas ay ku noolaadaan teendhooyin ay dhisteen
FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM
COMMENT NOO REEB MAHADSANID
Fikradaha Akhristayaasha (0)
Comments are closed.


