Uganda oo u dabbaal-degeysa maalinta ay xorriyadda qaadatay
Ugu yaraan 15 madaxweyneyaal iyo ra’iisal wasaareyaal adduunka ka kala socda ayaa ka qayb gelaya munaasabadda lagu xusayo maalintii xoriyada ee dalka Uganda.
Waxaa ka midah madaxda ka qeeyb galee madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo safarkiisii ugu horreeyay ee uu dalka kaga baxo ku tegay Uganda oo ka mid ah waddammada Afrika ee ciidammada xoogga leh ay ka joogaan Soomaaliya si ay u taageeraan dowladda Soomaaliya
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in uu kulan la qaato qaar ka mid ah madaxda isugu imaaneysa munaasabadaas, sida dhiggiisa dalalka Uganda iyo Kenya Muzavani iyo Kibaki kuwaasi oo ay ka wada hadli doonaan isbeddellada ka dhacay dalka.
FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM
COMMENT NOO REEB MAHADSANID
Fikradaha Akhristayaasha (0)
Comments are closed.


