Xaaskiiba Iga Carartay, Caruurti Iga Tagtay Nin Kalena Iga Raacdaay!! Maxaan Sameeyaaa?
waxa wadanka Qatar ka dhacday arin aad uyaab badan taas oo ah dhibaato soo food saartay Nin Carab ah oo naagtiisa ay ka carartay kana raacday Nin kale wax uu sameeyana garan la’
Ninkan ayaa leh ‘’waxaan ahay nin ku guda jira sanadkiisii 30 aad waan guursaday waxaan heestaa labo gabdhood waxaa isoo food saartay mushkilad taas oo ah in ay xaaskiisu qayaamaysan oo ay iga raacday nin kale oo qacliga ka xaday’’.
Ninkan ay ka tagtay xaaskiisa ayaa intaa ku daray in uu ada u dhibaateesan yahay uur kutaalana ku keentay waxa ay sameesay xaaskiisa u heysay labo gabdhood oo ay u dhashay ninkaan oo mida weyni ay jirto 6 sano mida kalena 3 sano.
Ninka ayaa waxaa uu leeyahay ‘’magaranaayo waxaan sameeyo ugu horeyn waan xanaaqay waxaan go`aan saday in aan raadsho xaaskayga oo aan qoorta ka jaro balse waan kasoo laabtay arinkaas markaan fekeray kadib waxaan gartay in ay taasi ii keeni karto dhibaato adag oon wanaagsaneen.
Arinta ayuuna sheegay Ninkan Dhacdadan ku dhacday in uu ogeysiiyay qoyska dhalay xaaskiisa balse waxay u sheegeen in aysan ayagu waxba kala socon arinta ayna beri kayihiin waxa dhaxdooda ka jira lamaanhaaasi cadaawuhu kala fogeeyay.
‘’Dhab ahaantii waan dhibtoonayaa waxaan dareemayaa in aan ahay qof ihaanaysan oo aan qiimo laheyn maadaama ay xaaskaygi iga raacday nin kale ‘’ ayuu ku cataabay ninkan ay Mashaqdu haleeshay.
Ninkan ayaana Warbixintiisa kusoo gaba gabyeeyay in uu Xaaskiisa uu aad jeclaa ayna wada noolaayeen mudo 9-Sano ah ayna kuwada sugnaayeen hal guri hasa ahatee hada uu xaalkoda noqday mid fool xumo iyo dhibaato ku dambeeyay uuna iska samrayo.
FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM
COMMENT NOO REEB MAHADSANID
Fikradaha Akhristayaasha (0)
Comments are closed.


